Saraakiil katirsan Milatariga Soomaaliya oo loo qaaday Turkiga (Daawo Sawirada)

Saraakiil katirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu qaaday dalka Turkiga, waxaana saraakiishan garoonka Aadan Cadde kusii sagootiyay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya. Diyaarad milatari oo leedahay dowlada Turkiga ayaa garoonka Aadan Cadde ka qaaday 49-saraakiil iyo saraakiil xigeeno, waxaana saraakiisha tababar dheeraad ah kusoo qaadan doonaan dalka Turkiga. Wasiirka difaaca Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed (Ammar dambe) … Continue reading Saraakiil katirsan Milatariga Soomaaliya oo loo qaaday Turkiga (Daawo Sawirada)